Chicago Apartment

Waa Apartmen Loo qalabeeyey qaab Casri ah waxa uu ku yaalaa xaafada shacabka ee magaalada Hargaisa waxaana aad ka helaysaa jawi degan oo aad ku raaxaysan karto qolalkuna waxa ay ka kooban yihiin laba nooc kuwaas oo kala ah Single Iyo Family.

Read More

Amiira Apartment

Amiira Apartment waxa uu ka kooban yahay guryo gaar gaar u xidhan oo ka kooban Qolka Hurdada oo ay taalo sariir weyn iyo agabkeeda,Qolka Martida oo sariir taalo,Fadhi loogu talo galay in lagu daawado Tv,Kijada ama kushinka loogu talo galay in cuntada lagu karsado oo agabkiisa oo dhami yaalaan iyo sidoo kale daarad weyn.

Read More

Al Saxaab Apartment

Al Saxaab Apartment Waxa uu ka kooban yahay Qol Hurdo oo sariir weyn taalo,Qol martida loogu Talo galay,Fadhi Tvga Lagu daawado,Baadkii iyo musqushii Iyo Kushinka ama Kijada Cunada Lagu Karsado oo leh barxad.

Read More