Nayruus Hotel

Nayruus Hotel waxa uu ku yaalaa Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil waxa aad ka helaysaa Adeegyo Kala Duwan oo ay kamid yihiin Cunto,Ac,Parking,Securty Iyo Hurdo Raaxo Leh.

Read More

Maansoor Hotel

Maansoor Hotel waxa uu ku yaalaa Magaalada Gaara ahaana waxa uu dhinaca ku hayaa badda Batalaale Beach,Waxa Hotelka gudihiisa aad ka helaysaa adeegyo kala duwan oo ay kamid yihiin Cunto fresh ah,Cafeteria iyo jawi degan oo aad ku raaxaysan karto,Ku soo dhawoow Berbera iyo Hotelka Casriga ah Ee Maansoor Hotel.  

Read More