Mango Garden

Mango Garden Waa Mid Kamid ah Hoolalka Casriga ah Ee Ku Yaala Magaalada Hargeisa Waxaana kuugu diyaar ah soo dhaweyn adeeg hufan iyo shaqaale ku raali gelin doona waxaana uu ku yaalaa xaafada shacabka gaara ahaana ka soo horjeedka Faarax Omar School.  

Read More

Scandanevian Hall Wedding

Ku Soo dhawoow Hoolka Aroosyada Iyo Xafladaha Ee Scandanevian Hotel,waxa aad ka helaysaa Xaflada Arooska,Meherka Iyoi xafladaha kaleba Casho aad u macaan,Soft Food oo ah cuntada fudud sida Keega,Sambuusaha iyo  sharaabka,Sidoo kale waxa aad ka Helaysaa DJ,Decoration iyo Dalabkaagu waxa uu ku xidhan yahay Inta qof ee aad doonayso in ay xafladaada kaala soo qayb […]

Read More