Afgal Hotel

Hotelkan waa mid Si Casri ah u qalabaysan waxa uu ku yaalaa xaafada Xero awr ee magaalada Hargeisa waxaana aad ka helaysaa adeegyo kala duwan oo ay kamid yihiin cunto macaan,jawi degen iyo hurdo raaxo leh ku soo dhawoow gacmo furan xili kasta.

Read More

White Horse Hotel

Hotelka Whote Horse Waa mid loo qalabeeyey qaab casri ah kaas oo dhawaan La Daah Furay waxaana aad ka helaysa Qaybo kala duwan oo ay kamid yihiin Apartmen iyo Rooms Single,Family Iyo Vip Room.

Read More