Mango Garden

Mango Garden Waa Mid Kamid ah Hoolalka Casriga ah Ee Ku Yaala Magaalada Hargeisa Waxaana kuugu diyaar ah soo dhaweyn adeeg hufan iyo shaqaale ku raali gelin doona waxaana uu ku yaalaa xaafada shacabka gaara ahaana ka soo horjeedka Faarax Omar School.  

Read More

Cigaal Hotel

Cigaal Hotel waxa uu ku yaalaa Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer waxaana aad ka helaysaa soo dhaweyn balaadhan hurdo iyo cunto dhadhan macaan oo Hotelka dhexdiisa aad ka helayso

Read More

Deero Hotel

Deero Hotel waxa uu ku yaalaa Magaalada Hargeisa gaara ahaana badhtamaha suuqa weyn ee magaalada waxaana aad ka helaysaa adeeg hufan iyo soo dhaweyn balaadhan.

Read More

Al Raxma Hotel

Al Raxma Hotel waxa uu ku yaalaa Magaalada Hargeisa waxaana Aad ka helaysaa Soo Dhaweyn balaadhan iyo adeeg Hufan.

Read More

White Horse Hotel

Hotelka Whote Horse Waa mid loo qalabeeyey qaab casri ah kaas oo dhawaan La Daah Furay waxaana aad ka helaysa Qaybo kala duwan oo ay kamid yihiin Apartmen iyo Rooms Single,Family Iyo Vip Room.

Read More