Royal Queen Hotel

ROYAL QU’EAN HOTEL:-Hotelkan Oo ku yaala xaafada Jigjiga yar ee Magaalada Hargeisa ayaa Loo Qalabeeyey Qaab casri ah Dhismihiisuna wuu cusub yahay oo dhawaan ayaa La furay waxaana kamid ah adeegyada Aad ka helayso Hotelka Gudihiisa Cafeteria,Reastuarnt,Masage Man and women,Game Center,Internite Free,High Securty,

Read More