Golden Star Hotel

Golden Hotel waxa Uu Ku Yaalaa badhtamaha magaalada Hargeisa waxaana aad ka helaysaa adeegyo kala duwan oo ay kamid yihiin Qolal Hurdo Raaxo leh.Cunto macaan,Jawi degan,Quraac bilaash ah iyo Texi bilaash ah oo Airport ka kaa soo doonaya.  

Read More

White Horse Hotel

Hotelka Whote Horse Waa mid loo qalabeeyey qaab casri ah kaas oo dhawaan La Daah Furay waxaana aad ka helaysa Qaybo kala duwan oo ay kamid yihiin Apartmen iyo Rooms Single,Family Iyo Vip Room.

Read More

SKY Hotel

Hotel Sky oo ah Hotel Casri ah Oo Ku Yaala Cigaal Airpot ka soo Horjeedkiisa kaas oo loo qalabeeyey qaab casri ah oo ka duwan qaabka ay u qalabaysan yihiin Hotelska Ku yaala Magaalada Hargeisa. SKY Hotel waxa uu ka kooban yahay saddex dabaq oo hurdo ah qayb cunto iyo qayb nasasho oo la magac […]

Read More

East Africa Hotel

Waa Hotel casri ah oo ku yaala magaalada hargaysa gaara ahaana xaafada xidigta kaas oo loo qalabeeyey qaab casri ah.

Read More

International Hotel

Waa Hotel casri ah oo ku yaala magaalada deegaanka soomalida ee jigjiga kaas oo u qalabaysan qaab casri ah ku soo dhawoow gacmo furan kuna soo dalbo hab online ah degista Hotelkani.

Read More