Crwon Hall

Crwon Hall waxa uu ku yaalaa xaafada jigjiga yar ee Magaalada Hargeisa waxaana aad ka helaysaa Hoolal si qurux badan loo qalabeeyey oo 2 ah kuwaas oo aad ku qabsan karto xafladaha,aroosyada,meherada iyo wixii lamidka ah

Read More

Mango Garden

Mango Garden Waa Mid Kamid ah Hoolalka Casriga ah Ee Ku Yaala Magaalada Hargeisa Waxaana kuugu diyaar ah soo dhaweyn adeeg hufan iyo shaqaale ku raali gelin doona waxaana uu ku yaalaa xaafada shacabka gaara ahaana ka soo horjeedka Faarax Omar School.  

Read More

Golden Star Hotel

Golden Hotel waxa Uu Ku Yaalaa badhtamaha magaalada Hargeisa waxaana aad ka helaysaa adeegyo kala duwan oo ay kamid yihiin Qolal Hurdo Raaxo leh.Cunto macaan,Jawi degan,Quraac bilaash ah iyo Texi bilaash ah oo Airport ka kaa soo doonaya.  

Read More

The Royal Place Hotel

THE ROYAL PALACE HOTEL & RESORT UNLOCKS THE EXTRAORDINARY IN EVERY MOMENT BY CREATING EXPERIENCE BEYOND EXPECTATION. WE EXEMPLIFY THE PURSUIT OF A ROYAL LIFE BY OFFERING OUR GUESTS A FIVE STAR TREATMENT, SUPERIOR ACCOMMODATION AND THE BACKDROP OF INNOVATIVE ARCHITECTURE. WE DELIGHT OUR TRAVEL SAVVY GUESTS WITH A GENUINE, INVITING AMBIENCE.

Read More

Ramaas Hotel

Ku Soo Dhawoow Hotelka Casriga Ah Ee Ramaas Hotel oo ku yaala Magaalada Hargeisa Kaas oo Loo Qalabeeyey Hab Casri ah Waxaana Aad Ka Helaysaa Gudhiisa adeegyo badan oo ay kamid yihiin Cafeteria,Reasturant,Free Wifi,Parking,High Securty,Barber Shop,Free Taxi Airport,Hall wedding And Garden.  

Read More