Rays Hotel

Rays Hotel lies at the western corner of Borama town. It is the first modern hotel to be ever opened in Borama. The hotel is equipped with all the facilities and equipments that the world’s first class hotels possess

Read More

Cape Town Hotel

Hotelka Cape Town waxa uu ku yaalaa Magaalada Boorama waxaana aad ka helaysaa adeegyo kala duwan oo ay kamid yihiin Hurdo Raaxo leh,Cunto macaan iyo soo dhaweyn hufan.

Read More

Deero Hotel

Deero Hotel waxa uu ku yaalaa Magaalada Hargeisa gaara ahaana badhtamaha suuqa weyn ee magaalada waxaana aad ka helaysaa adeeg hufan iyo soo dhaweyn balaadhan.

Read More

Golden Star Hotel

Golden Hotel waxa Uu Ku Yaalaa badhtamaha magaalada Hargeisa waxaana aad ka helaysaa adeegyo kala duwan oo ay kamid yihiin Qolal Hurdo Raaxo leh.Cunto macaan,Jawi degan,Quraac bilaash ah iyo Texi bilaash ah oo Airport ka kaa soo doonaya.  

Read More

Afgal Hotel

Hotelkan waa mid Si Casri ah u qalabaysan waxa uu ku yaalaa xaafada Xero awr ee magaalada Hargeisa waxaana aad ka helaysaa adeegyo kala duwan oo ay kamid yihiin cunto macaan,jawi degen iyo hurdo raaxo leh ku soo dhawoow gacmo furan xili kasta.

Read More