from $35/night
Book Now

Two Bed Room

Hotel: Kaafi Hotel

Description

Kaafi Hotel,Waa Hotel casri ah oo Magaalada Burco laga Furay 2014 waxaana uu ku yaalaa Dhinaca Galbeed ee laga Soo Galo Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer waxa uu leeyahay beer qurux badan oo jawiga ku qurux badan sidoo kale waxa uu ku yaalaa Goob bilaa samxad ah oo aad ku seexan karto Hurdo macaan,Waxa Ku Yaala Hotelka gudihiisa Hall Xafladaha iyo aroosyada,Barxad weyn oo Play ground caruurta Loogu talo galay inay ku ciyaaraan,Sidoo kale waxa Hotelku uu leeyahay Restuarnt cunto macaan leh adeegyada kale ee Hotelka waxa kamid ah.

*Cafteria

*Reasturant

*Garden

*Play ground 

*Free Internite

*Hot water 

*Flat Screen Tv

*Foul Station

*Free Parking

*High Securty

Ku soo dhawoow Gacmo Furan iyo Hurdo Raaxo Leh.

View More

Room Type

Two bed room

Room facilities

Air Conditioning
Cafe
Flat Screen TV
Hot water
Shampoo
Wifi
Created with Sketch.
from $35/night
23/10/2021
-
24/10/2021

Owner