Crwon Hall

Crwon Hall waxa uu ku yaalaa xaafada jigjiga yar ee Magaalada Hargeisa waxaana aad ka helaysaa Hoolal si qurux badan loo qalabeeyey oo 2 ah kuwaas oo aad ku qabsan karto xafladaha,aroosyada,meherada iyo wixii lamidka ah

Read More

Mango Garden

Mango Garden Waa Mid Kamid ah Hoolalka Casriga ah Ee Ku Yaala Magaalada Hargeisa Waxaana kuugu diyaar ah soo dhaweyn adeeg hufan iyo shaqaale ku raali gelin doona waxaana uu ku yaalaa xaafada shacabka gaara ahaana ka soo horjeedka Faarax Omar School.  

Read More