Al Raxma Hotel

Al Raxma Hotel waxa uu ku yaalaa Magaalada Hargeisa waxaana Aad ka helaysaa Soo Dhaweyn balaadhan iyo adeeg Hufan.

Read More

Hirad Hotel

Hirad Hotel Oo Ku Yaala magaalada Hargeisa gaara ahaana Saldhiga new Hargeisa ka soo horjeedkiisa waxaad ka helaysaa adeeg hufan iyo soo dhaweyn balaadhan waxaana goobta kuugu diyaara Hurdooyin raaxo leh,Wifi free ah iyo cuntada oo laguugu keeni karo qolka aad degan tahay.

Read More

Scandanevian Hall Wedding

Ku Soo dhawoow Hoolka Aroosyada Iyo Xafladaha Ee Scandanevian Hotel,waxa aad ka helaysaa Xaflada Arooska,Meherka Iyoi xafladaha kaleba Casho aad u macaan,Soft Food oo ah cuntada fudud sida Keega,Sambuusaha iyo  sharaabka,Sidoo kale waxa aad ka Helaysaa DJ,Decoration iyo Dalabkaagu waxa uu ku xidhan yahay Inta qof ee aad doonayso in ay xafladaada kaala soo qayb […]

Read More

Dhoola Yare Hall Wedding

Dhoola yare Hotel Hargeisa

Read More