Our Story

Shirkada Soobooking.com waxa ay ka shaqaysaa isku xidhka dadka socdaalka ah iyo Hotels ka kala duwan ee ku yaala Deegaanada Soomaalida Sida Hargeisa, Muqdisho, Garoowe, Jigjiga, Jabuuti, Burco, Boorama, Berbera, Gabiley.

Shirkada Soobooking oo xafiiskeeda ugu weyni yahay magaalada hargaysa ayaa waxa ay ku shaqayn doontaa Hab Online ah sida Mobile Application-ada iyo website-dada, iyada oo laga Heli karo Hotel’s Ka Soomalida Adeegyadooda Kala Duwan Si Fudud na qofku u ogaan karo Adeegiina.